berberatoday.com
Cabdiraxmaan Ciro Oo Booqasho Ugu Tagay Siyaasi Jaamac Yare Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
December 30, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro” ayaa booqasho ugu tagay siyaasi gen, jaamac maxamed qaaalib “jaamacyare” hoyga uu ka degan yahay magaalada hargaysa.

 

Musharax cabdiraxmaan ciro ayaa faahfaahin ka bixiyay ujeedada kulan iyo arimaha ay ka wada hadleen. Isagoo qoraal uu kaga hadlay kulan ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga wuxuna udhignaa Sidan;

Waxa aan booqasho ugu tagay hoyga uu ka deggan yahay Magaalada Hargeysa Sarreeye Gaas Proff Jaamac Maxamed Qaalib [ Jaamac Yare] oo hore u soo qabtay xilalka Wasiirnimo, Taliyayaal Ciidan, haddana ah Qoraa & Bare Jaamacadeed oo runtii ka mid ah dadka faro ku tiriska ah ee keydinta iyo raad-raaca taariikhda Somaliland & Soomaalida xilkasnimo iska saaray.

Jaamac Yare, markasta oo aan kulanno, ogaalkayga wax weyn buu ku soo kordhiyaa, doorkanna amuuro culeyskooda leh baan ka sheekeysannay. Ilaahay Cimriga & Caafimaadkaba ha u kordhiyo. Aamiin.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews