Gaadhi Sida Raashinka Dhacay Oo Laga Soo Celiyay Xadka Itoobiya Ee Wajaale Oo Rashinkii Lagu Wareejinaayo Gaadhi Kale Dib Ugu Soo Celiya Dhinaca Somaliland
December 30, 2021 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Gaadhi Xamuul ah oo Siday raashin dhacay oo laga soo celiyay dalka itoobiya mudo laba bilood ku dhowna ku xanibnaa magaalada wajaale, ismaamulka ismaamulka Somalida ee dhinaca itoobiya kaasi oo aynu hore ubaahinayn warbixin aynu kaga hadlayno ayaa caawa canbaaro 11;30habeenimo laga rogay raashinkii dhacay ee saarnaa oo ahaa bariis nooca basmatic ah kaasi oo lagu daabulayo sida muuqaalkan hoose idiinka muuqata gaadhi kale oo waaraada ah laga leeyahay dhinaca Somaliland oo lagu wado in uu usoo gudbiyo raashinkan dhacay kadib markii ay ogalaasho ka heleen maamulka kastamka wasaarada maaliyada ee magaalada wajaale oo iyagu sida xoguhu tibaaxeen dhaafsatay dhaqaale tiro badan.