Dawlada Maraykanka Oo Madaxwayne Farmaajo Ugu Baaqday In Uu Taageero Dadaalada Qabsoomida Shirka Golaha Wadatashiga Ee Uu Wado Raysal-wasaare Rooble!
December 30, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Dalka Mareykanka ayaa lagu sheegtay in ay Madaxwayne farmaajo kala hadashay in si deg deg ah loogu Baahan yahay in la joojiyo hadallada iyo ficilada uga sii daraya Xaaladda siyaasadeed ee somaliya.
