Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Oo Kulan La Qaatay Gudi Hoosaadka Golaha Wakiilada Kana Warbixiyay Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen.
December 30, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technoljiyada Somaliland ayaa kulan la qaatay gudi hoosaadka hawlaha guud iyo technolajiyada ee golaha wakiilada kuwaasi oo ay ka wada hadleen arimo muhiim.
