Diblumaasi Maraykan Ah Oo Isbarbar-Dhigay Doorashadii Somaliland Iyo Xaaladda Xilligan Ee Soomaaliya!
December 31, 2021 - Written by admin
USA(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee Dawladda Maraykanka u Qaabilsanaa Gobolka Geeska Afrika iyo sidoo kale Ergayga Gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsnaa Gobolka Harooyinka Waaweyn Dr. J. Peter Pham, ayaa ka hadlay Xaaladda xilligan Soomaaliya ka taagan oo Salka ku haysa muran ka dhashay Doorashooyinka dib u dhacay iyo doorashooyinkii isku-sidkanaa Ee ka dhacay Somaliland sannadkan dhamaadka ah.