Dab Ka Kacay Xaafada State Houseka Oo Baabiiyay Guryaha Afar Qoys Oo Danyar Ah Iyo Fariinta Ay Udireen Shacabka.
January 2, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoysas dhawaan guryo aqal soomaliy iyo jiingad iskugu jiray oo ay ku lahaayeen xaafada state house dab ka kacay baabiiyay ismarkaana ah qoysas agoon ah ayaa ilaa haa bilaa hoy ah kuwaasi oo ubaahan gurmad.

