Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Shalay xilka laga qaadey ee maamul wanaaga Dayib Aadan Xaaji Cali ayaa sheegay inuu isagu yahay Gudoomiyaha sharciga ah isla markaana xil ka qaadistii shalay lagu sameeyey sharci daro aheyd .
Waxaa xusid mudan in gudoomiyaha xilka laga qaaday shalay , si la mid ah sidii shalay loo doortay gudoomiyaha cusub isagana loo doortay xiligii uu Gudoomiyaja noqdey