Isku Shaandhayn La Filayo In Madaxweyne Muuse Biixi Sameeyo Iyo Masuuliyiinta La Magacaabayo Qaar Kamida Xogtooda La Helay
   January 4, 2022 - Written by admin
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu isku bada iyo Magacaabis cusub ku sameeyo Golihiisa Wasiirada ka dib soo celintii Golaha Wakiiladu ku diideen in ay ansixiyaan maauuliyiintii mudo dhaafay ee uu Muuse Biixi magacaabay bishii September ee sanadkii hore.