Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Safiirka Somaliland Ufadhiya Maraykanka Iyo Arimaha Uu Kaga Xog Waramay.
January 5, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Somaliland ufadhiya dalka Maraykanka Amb Bashiir Sheekh cumar good ayaa lalayeeshay Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha waxa iska badalay xidhiidhka udhexeeya Somaliland iyo maraykanka iyo waxa iska badalay intii uu xilka safiirnimo hayay.