Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Ka Hadlay Xaalada Wariye Maalintii Sedexaad Ku Xidhan Magaalada Hargaysa.
January 7, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja ayaa war kazoo saaray xadhiga Wariye Cabdisalaan Germany oo maalintii sedexaad ku xidhan magaalada hargaysa islamarkaana aan wax war ah laga haynin halka uu ku xidhan yahay
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;