berberatoday.com
“Waanu Ognahay In Ciidamada Somaliland Yihiin Kuwo Ugu Mushaharka Yar Aduunka, Ugu Adkaysiga Badan Duruuf Kasta Oo Ay Ku Jiraan” Gudoomiye Xirsi.
January 7, 2022 - Written by admin

Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga wadani Xirsi Cali Xaaji xasan oo khudbad ujeediyay taageerayaasha xisbiga wadani oo kusoo dhaweeyay magaalada burco ayaa ka hadlay duruufta adag ee ay ku noolyihiin ciidamada Somaliland oo uu sheegay in ay yihiin kuwo ugu mushaharka yar aduunka ugu adkaysiga badan.

 

Sidoo kale gudoomiye xirsi ayaa ka hadlay sida xukuumada talada haystaa u hagratay ciidamada Somaliland in ay ukordhiso mushaharka isagoo sheegay in hadii xisbiga wadani ku guulaysto talada dalka uu ciidamada qalabka sida mushaharka ukordhin doono 100/250.

Sidoo kale gudoomiye xirsi ayaa sheegay in aanay ka xisbi wadani ahaan ka aamusaynin sharci darada iyo in dadka shacabka ah laga qaado baloodhadooda,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews