“Waanu Ognahay In Ciidamada Somaliland Yihiin Kuwo Ugu Mushaharka Yar Aduunka, Ugu Adkaysiga Badan Duruuf Kasta Oo Ay Ku Jiraan” Gudoomiye Xirsi.
January 7, 2022 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga wadani Xirsi Cali Xaaji xasan oo khudbad ujeediyay taageerayaasha xisbiga wadani oo kusoo dhaweeyay magaalada burco ayaa ka hadlay duruufta adag ee ay ku noolyihiin ciidamada Somaliland oo uu sheegay in ay yihiin kuwo ugu mushaharka yar aduunka ugu adkaysiga badan.
![](http://www.wajaalenews.net/wp-content/uploads/2022/01/gudoomiye-xirsi.png)