Wasiirka Caafimaadka Somaliland Gaadiid Ku Wareejiyay Isuduwayaasha Wasaarada Ee Gobolada Dalka.
January 7, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasarada caafimaadka somaliland xasan gaafadhi ayaa gaadii loogu talo galay in loogu adeego dadka dhimirka ka xanuunsaya u wareejisay iskuduwayaasha wasaarada caafimaadka ee gobolada somaliland.
![](http://www.wajaalenews.net/wp-content/uploads/2022/01/caafimaadka.png)
![](http://www.wajaalenews.net/wp-content/uploads/2022/01/gaadiid.png)