“Muuse Waxaan Leeyahay Wakhtigaagii Uu Dhamaadaye, Turxaan La,aan Dalka Kaga Tag, Hadii Aad..”Musharax Cabdiraxmaan Cirro.
January 8, 2022 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxwayne ee xisbig awadani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa hadalo iskugu jira dhaliilo iyo talo ujeediyay madaxwaynaha somaliland muuse biixi oo uu sheegay in uu dalkii ka dhigay jeel ismarkaana ay uxidhan yihiin ilaa 10masuul oo loo xidhay muuse ayuu waxka sheegay
Sidoo kale musharax cirro ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu dalka turxaan la,aan kaga tago maadama uu dhamaaday wakhtigiisii.