berberatoday.com
Badheedhaha DPW iyo Baqashada Xukuumadda Biixi !W/Q Maxamed Sidiiq Dhamme
January 10, 2022 - Written by admin
Badheedhaha DPW iyo Baqashada Xukuumadda Biixi !
Toddobaadkii hore Madaxweyne Biixi wuxuu u diray warqad codsiya shirkadda maamusha Dekedda Berbera ee DPW si ay u joojiyaan kordhinta tacriifadaha adeegyada Dekedda oo la kordhiyay qime aanay qaadi karin shacabku, DPW si cad ayay u diiday baaqaa iyo codsigaa Madaxweynaha waxaay ku adkaysteen kordhinta khidmada adeega Dekedda Berbera.
Natiijo la’aan aanta waxa ku dhamaaday shir ay isugu yimaadeen 50 ka mid gancasatada iyo Wasaarada Maaliyadda iyo Wasaaradda Ganacsiga, ganacsatadu waxay sheegeen in aanay qiimahaa isku bixinayn badeecaduhu oo ay tahay qiime sare shacabkana la saari karin, waxa la safan DPW labada wasaaradood oo aan dhagaysan soo jeedinta ganacsatada.
Dekedda Boosaas waxay hoos u dhigtay 20% cashuurta alaabta ka soo degta ee imanaysa Somaliland iyadoo fursadda ka faa’ideysanaysa maalmahan u danbeeyay xoogii alaabaha bagaashka waxa laga soo dejinaayay Boosaaso, haddi aanay Xukuumaddu qaadin tallaabo degdega alaabta culus waxay ka soo degi doontaa Jabuuti sidaana waxa ku xidhmi doonta Dekedda Berbera.
W/Q Maxamed Sidiiq Dhamme
Xoghayaha Shaqada,Shaqaalaha Iyo Arimaha Bulshada Xisbiga Waddani

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews