Maayarada Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Oo Tababar Uga Furmay Caasimada Dalka Jabuuti.
January 10, 2022 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada Somaliland ayaa caasimada dalka jabuuti kaga qaybgalay tababar maayarada gobolada iyo degmooyinka Somaliland uga furmay magaalada jabuuti.