“Shirkada DP World Waxa Heshiiska Lagula Galay Inay 2 Sanaba Mar Inay Tacriifada Wax Ka Bedeli Karto,Ganacsatadana Waxanu Ku Qancinay Inay Badeecadohooda La Baxaan” Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Saajin Sacad”Daawo Muuqaal
January 10, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Shirkada DP World Waxa Heshiiska Lagula Galay Inay 2 Sanaba Mar Inay Tacriifada Wax Ka Bedeli Karto,Ganacsatadana Waxanu Ku Qancinay Inay Badeecadohooda La Baxaan” Wasiirka Ganacsiga Somaliland Maxamed Saajin Sacad”Daawo Muuqaal