Xukumadda Somaliland Oo Itoobiya Uga Mahadcelisay Deeq Waxbarasho Oo Ay Siisay Arday Reer Somaliland Ah.
January 10, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada Somaliland oo ka qybgalay munaasibad lagu sii sabootiyay arday reer Somaliland oo deeq waxbarasho ka heshay dalka itoobiya.