berberatoday.com
“Sannadkan , 2022, waxaan u rajeynaya dhamaan dadka jecel qalinka ee xiisaha u qaba qoraalka Iyo wax akhriska Iyo weliba sheekooyinka ,Sanad qiimo Iyo bogaadin mudan..W/Q Cumar Qiyaas
January 11, 2022 - Written by admin
Sannadkan , 2022, waxaan u rajeynaya dhamaan dadka jecel qalinka ee xiisaha u qaba qoraalka Iyo wax akhriska Iyo weliba sheekooyinka ,Sanad qiimo Iyo bogaadin mudan..
Aniga oo Cumar Qiyas, waxaan hore halkan idiin la wadaagney sheekooyin la baxay Berbera, Iyo Hargeysa, Caawa waxaan idinku bushaareynayaa in lix sheeko oo cusub oo Hargeysa ah aan halkan idinku soo gudbin doono, oo Ku Kala magac dheer, Oriental Huteel Hargeysa Iyo suuqa Waaheen, huteelka Hadhwanaag, naaso hablood , geed deeble oon jeclahay in aan u qoro si farshaxan leh , oo soo jiidan doona qof kasta oo akhriska jecel amaba jecel.magaaladan Hargeysa ee qiimaha badan, sheekooyinka aan sanadkan wada kuma eeka oo keliya, Hargeysa ,waxay yihiin kuwo magaalooyinka Arabsiyo, Gabiley, Wajaale, Boorama, , Saylac, Ceergaabo Iyo Laascaanood dhereran. Hada saacada aan Gogol dhigan qoraya waa 23:25 pm. Waa habeen salaaso.ay soo galayso , waxaan hada u diraya qoraalkii 2aad ee Hargeysa, ama Oriental Huteel ilaa suuqa Waaheen . Dhowr Website Ayaan hada u Kala direy . marka ay diyaari noqdaan Ayaan Facebooka Ku soo qori doonaa, waxaan idiin rajeynaya akhris xiiso badan waxaan jecelay in. Aad Ila wadaagtaan rayigiina oo Wax badan intari doona. Mahadsanid in.
W/Q Cumar Qiyaas

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews