Maraykanka Oo Madaxda Soomaaliya Ugu Hanjabay Cunaqabatayn, Una Qabtay 45 Cisho +Tallaabo Uu Ka Qaadayo!
January 13, 2022 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Dowladda Maraykanka ayaa muujisay walaaca ay ka qabto in mar kale uu dib u dhac ku yimaado doorashada dalka Soomaaliya, gaar ahaan in aan la fulin heshiiskii la gaadhay 9-ka January 2022.