Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan La Qaatay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Beesha Madaxwayne Biixi Iyo Xogaha laga Helayo!
January 13, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa caawa kulan casho sharaf la qaatay 10 Xildhibaan oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland oo laga soo doortay gobolada Maroodi jeex iyo Saaxil.