berberatoday.com
“Madax-dhaqameedka Waxaan Usoo Jeedinayaa Siyaasada Faraha Kala Baxa, Maaha Shaqadii La Idiin Doortaye”Wasiir Hore Shucayb Maxamed Muuse”Daawo Muuqaal
January 14, 2022 - Written by admin

“Hadii Caaqilkii Mushaharka Nabadgalyada  Ku Qaadanayay,  Nabadgalyo Daro Ku Baaqo, Iyagoo Isku Jawaabaya Maaha Wixii La Idiin Doortay”Siyaasi Shucayb.

“Xisbiyada Mucaaridku Maalin Maalmaha Kamid ah Waxay Noqon Doonaan Xisbiyadiii Hore, Madawxaynuhu Wuxuu Noqon Doonaa, Madaxwaynihii Hore Ee Jsl” Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada warshadaha Somaliland ee xukuumadii Axmed siilaanyo Shucayb Maxamed Muuse Ayaa Ka hadlay muranka siyaasadeed ee ka dhashay xeerka furista ururada iyo madaxdhaqameedka siyaasada ku milmay ee warbaahinta iskaga jawaabaya.

 

Sidoo kale siyaasi shucayb ayaa xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada ugu baaqay in ay ilaaliyaan sharciga islamarkaana aanay shacabka ku jahowareerin hadalada ay iskugu jawaabayaan.

Dhanka kale siyaasi shucayb ayaa madaxdhaqameedka Somaliland ee maalmihii udanbeeyay warbaahinta ka hadlayay iyagoo isku jawaabayay usoo jeediyay in ay siyaasada faraha kala baxaan taasi oo aan ahayn wixii loo doortay balse shaqadoodu Ay tahay ururinta magta iyo In Ay nabadgalyada ka shaqeeyaan.

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews