Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Magaalo Xuduudeedka Wajaale Kulan kula Yeeshay Taliyaha Ciidanka DDS Iyo Arimaha Ay Wada hadleen!
January 15, 2022 - Written by admin
Togwajaale(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethopia ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalo xuduudeeda Wajaale.

