Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Laba Wasaaradood Iyo Siddeed Degmo Oo Dalka ah Ukala Saxeexay Mashruuca JPLG-ga.
January 17, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta u kala saxeexay Wasaaradaha Caafimaadka, Waxbarashada iyo dawladaha hoose ee Siddeed degmo barnaamijka maamul-daadajinta ee JPLG-ga wasaaradaha Waxbarashada iyo Caafimaadka aasaasiga ah.