berberatoday.com
“Madaxwaynaha Waxaanu Ku Leenahay Dadkii Way Kugu Hoos Bakhtiyayaane Ee Hoos Ha Loo Eego”Siyaasi Rashiid Jaamac Yuusuf. “
January 18, 2022 - Written by admin

“Waxaanu Arkaynaa Wasiir Shalay Xayraan Ahaa Oo Imika Cimaarado Dhistay”Siyaasi Rashiid Jaamac.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Rashiid Jaamac Yuusuf (sheekhul Axmar) oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ee katiran xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa ka hadlay xaalada guud ee ay ku sugan yihiin shacabka somaliland oo ay saamayn adag ku yeesheen sicir bararka iyo kor ukaca miciisha isagoo madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu waxka qabto xili ay dadkii ku hoos bakhtiyayaan,

 

Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa ka hadlay musuq maasuqa ay ku kacaan wasiirada xilalka qaranka hayo oo dalka iyo dibadiisa ka dhistay hanta xili ay shacabkiina la ildaran yihiin kor ukaca miciishada.

Dhanka kale siyaasi rashiid ayaa soo dhaweeyay qaraarkii ay maxkamada sarekasoo saartay xeerka furista ururada siyaasada oo muran culus ka abuuray xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada dhexdooda.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews