berberatoday.com
Waftigii Ka Socday Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirul Dawlaha Arimada Dibada Itoobiya!
January 18, 2022 - Written by admin

 Addis Ababa(Berberatoday.com)-Weftigii uu hoggaamiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL ayaa la kulmay Wasiirul dawlaha Arrimaha Dibadda Dalka  Ethiopia, iyagoo u gogol xaadhaya safarka Madaxwaynaha Somaliland maalinta berri ah ku tagi doono Addis Ababa.

 

Wasiirka Arrimaha dibada Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo oo xubno ka yihiin Wasiirka Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka iyo Marwo Edna Adan ergayga Ictiraaf raadinta Somaliland ayaa xafiiskiisa kula kulmay Wasiirul dawlaha arrimaha Dibadda Dalka Itoobiya Riwaan Xuseen taasi oo gogal xaadh u ah Safarka Madaxwaynaha Jsl ku tagayo dalkaasi.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews