Madaxweyne Muuse Biixi Oo Booqday Warshedaha Wax Soo Saarka Ee Duleedka Magaalada Hawaasa”Daawo Muuqaal
January 19, 2022 - Written by admin
Hawasa(Berberatoday.com)-Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii u hogaaminayey ayaa gaadhay Magalada Hawasa oo caasimad u ah ismaamulka Shucuubta Konfureed ee Ethiopia. Waftiga waxa dhanka Ethiopia ku wehlinaya Wasiirka Maaliyada Ethiopia iyo wasiiru dawlaha arimaha debada.