Askartii Lagu Dalacsiiyay Gaardii Ay Kaga Qaybgaleen Isku Soo Bixii Magaalada Hargaysa Oo La Gudoonsiiyay Lacag.
January 24, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kultuun sheekh xasan Cabdi madar oo kamid xubnaha komishanka doorashooyinka somaliland ayaa lacag abaalmarin ah gudoonsiiyay askartii maalintii shalay gaardi ciyaarka cajiibka ah kaga qaybqaatay isku soo bixii shacabka hargaysa ee beerta xoriyada.


