Dawladda Kenya Oo Sheegtay Inaan Somaliland Waydiisan Aqoonsi
January 24, 2022 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Dowladda Kenya, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay arrinta aqoonsiga Somaliland, kaddib dooddii baarlamaanka UK ay dhowaan ka yeesheen arrintaas.