Maraykanka Oo Sheegay In Khilaafka Siyaasadeed Ee Somaaliya Kordhiyay Khatarta Al shabaab.
January 24, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in khatarta Al-Shabaab ay kordheen 12-kii bilood ee la soo dhaafay tan iyo markii boqolaal askari oo Mareykan ah laga soo saaray gobolka Geeska Afrika bishii Janaayo ee sanadkii hore.
