Shirkada Soo Daabacday Buuga Uu Qoray Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo War Kasoo Saartay Buuga Mayal Oo Xukuumadu Kula Wareegtay Madaarka Caasimada!
January 25, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkada daabacday buuga uu qoray abwaan cabdiraxmaan Abees ee Hiil Press oo ka hadashay buuga uu qoray abwaan abees ee Mayal oo xukuumadu la wareegtay markii uu kazoo degay madaarka caasimada hargaysa ee cigaal International kaasi oo wali ku jira gacanta xukuumada iyo ciidanka dambi baadhista hada gacanta ku haya.
