berberatoday.com
Maaryaha Haayada Dekedaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Saraakiil Ka Socoda Dalka Norway Iyo Waxyaabaha Ay Kawada Haleen
January 26, 2022 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Said Hassan Abdilahi ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay wefti kasocda dawlada Norway Safaarada ay kuleedahay dalka Kenya Waxaanu Maareyuhu Bartiisa Facebooka Ku baahiyay qoraal kooban uu kaga waramayo waxyaabaha ay kawada hadleen waxaanu udhignaa qoraalka sidsan hoos kuqoran”

 

“Waxa aannu ku qaabilnay Dekedda Berbera, wefti ka socda Safaaradda Dalka Norway ku leeyahay dalka Kiiniya. Weftigan oo uu hoggaaminaayay Madaxa Iskaashiga iyo Horumarinta Safaaradda Norway Mr. Erling Hess Johnsen.Waxa aannu ka wada-hadalnay arrimo la xidhiidha iskaashi dhex-mara Dekedaha Dalka Norway iyo Dekedda Berbera, si gaar ah waxa aannu u waydiisanay in ay innaga taageeraan Tababarka Shaqaalaha Dekedda Berbera si xirfadooda aqoonneed kor loogu qaado.

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews