Madaxwaynaha Jsl Oo Dalacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo Saraakiil Ka Kala Tirsan Ciidamada Qaranka Iyo Booliska.
January 26, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa dalacsiiyay darajada taliyaha ciidanka booliska Somaliland Maxamed Aadan Dabagale Iyo Qaarkamid ah hogaamada ciidamada Booliska Iyo Qaranka.

1.Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Maxamed Aadan Saqadhi “Dabagale” ayaa loo dalacsiiyay Sarreeyo Gaas.