berberatoday.com
Shirkii Nabadaynta Ee Degmada Yagoori Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Qodobada Kasoo Baxay! Y
January 27, 2022 - Written by admin

Yagoori/Sool(Berberatoday.com)-Shirkii nabadaynta beelihii dirirku ku dhexmartay  deegaanka dhabar dalool oo mudo ka socday degmada yagoori ee gobolka sool ayaa lasoo gabo gabeeyay iyadoo lagu soo afjaray shaqaadadii udhaxaysay laba beelood oo wada dega gobolka sool.

 

Gabo gabadii shirkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka wasaarada arimaha gudaha badhasaabka gobolka sool iyo madaxdhaqameed tiro badan oo ka kala socday beelaha dirirtu udhaxaysa.

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha ayaa goobta shirka ka akhriyay qodobada lagu heshiiyay iyo qaab ay ukala qaadayaan wixii mag ah ee labada dhinac

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews