Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socday Somaliland.
January 28, 2022 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday dawlada Somaliland oo uu hogaaminayay wasiirka arimaha dibada.

