berberatoday.com
Al-Shabaab Oo Goob Fagaare Ah Ku Toogatay Laba Ruux Iyo Waxyaabaha Ay Ku Eedaysay!
January 29, 2022 - Written by admin

 Xarakada  Al-Shabaab ayaa goob fagaare ah  ku toogtay labo ruux oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo ay ku  toogteen Gobolka Shabeellaha Hoose ee somaliya.

 

Labada ruux ee ay toogteen Al-Shabaab ayay Magacyadooda ku kala sheegen Yoonis Macalin Xasan iyo Maxamed Nuur Xasan, waxaana ay sheegeen in ay ka kala tirsanaayeen Booliska Soomaaliya iyo hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Dilka ayaa ka dhacay degaanka Kuunya-Baroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Labada ruux ee ay toogteen Al-Shabaab ayay sheegeen in howlgeli jireen Magaalooyinka Marka iyo Baydhabo, oo ka kala tirsan Shabeelaha hoose iyo Gobolka Baay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews