Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Soo Afjaray Khilaaf Udhexeeyay Culimada Magaalada Wajaale Iyo Halka Uu Salka Ku Hayay.
January 30, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh cabdirasaaq albaani oo ay weheliyaan maamulka gobolka gabiley ayaa gaadhay magaalada wajaale oo uu ka taagnaa khilaaf udhexeeyay qaybo kamid ah culimada magaalada wajaale oo la xidhiidhay dhismaha masjid jaamacada magaalada wajaale.
