berberatoday.com
Beesha Caalamka Ee Somaliland Doorashooyinka Ka Taageera Oo War Kasoo Saaray Doorashada“Diwaan-Gelinta Doorashada Waa In Imika La Bilaabo”
January 31, 2022 - Written by admin

Beesha Caalamka ee Somaliland ka taageera hanaanka dawladnimo iyo dimuqraadiyadda ayaa war kasoo saaray xaaladaha doorashada iyo guud ahaan dimuqraadiyadda Somaliland.

Beesha Caalamku waxay sheegtay in hogaamiyayasha siyaasadda Somaliland looga baahanyahay in ay qeexaan dhabaha ay doorashooyinku sanadkan ku qabsoomayaan, iyadoo la marayo dhabe taladiisa laga wada qayb qaatay.

“Waa muhiim in diyaar garawga ay sameeyeen gudida doorashooyinku ee ku aadan diwaan galinta in hadda la bilaabo. Si loo dhammaystiro ka hor wakhtiga doorashada.” ayay tidhi Beesha Caalamku.

Wadamada Somaliland taageera waxay cadeeyeen in ay sii wadi doonaan taageerada ay siiyaan Somaliland iyo hanaankeeda dimuqraadiyadda.

Warka Beesha Caalamka ayaa imanaya xili mucaaradka Somaliland ay dalbanayaan in wakhtigeeda lagu qabto doorashada madaxtinimada ee November, 2022, balse xukuumadda ayaa sheegaysa in doorashada ururadu ay ka horayso ta madaxtinimada waana arin ay sharci-yaqaanadu qabaan in ay baal marsan tahay xeerarka.

 

 

 

Saab Tv

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews