Diyaarad Sidday Diblumaasiyiin Ruush Ah Oo Soo Cago-dhigatay Madaarka Cigaal Ee Hargeysa & Xogaha Laga helayo!
January 31, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka, ayaa Sabtida Maanta soo cago-dhigtay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa.
Diyaaraddan oo ka soo kacday Magaalada Caasimadda ah ee Moosko isla-markaana soo martay Magaalada Al-cayn ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa subaxdii hore ee Saaka timid Hargeysa.
