berberatoday.com
“Caano Ninkii Lisay La Ogyahay Ninkastaa Ha Cabo”Ciidanka Qaranka Somaliland Ragii Asaaskii Lahaa Maalmaha Xuska Laguma Soo Daro”W/Q Maxamed Soofadhiiste
February 1, 2022 - Written by admin
“Caano Ninkii Lisay La Ogyahay Ninkastaa Ha Cabo”
 
02 February 1994 Qarameyntii iyo hub ka dhistii Ciidanka Qaranka Somaliland waxa ku Suntan oo hirgaliyay Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Iyo Kuxigeenkiisii Cabdiraxmaan Awcali Faarax sidoo kale waxa qeyb muhiima ka ahaa hub ka dhistaa iyo qarameyntaa ciidanka Qaranka Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Suldaankii Xiligaas ee Beesha Baligubadle oo guutadii uhoreysay oo ahayd Sancaani iyo hubkeediiba ku wareejiyay Hargeysa Stadium Maalintaas,
Maalintaas wixii ka dambeeyay Waxa si joogto ah guuto guuto loo qaramaynaayay Ciidamadii Jabhada SNM oo isaga imanaayay Somaliland Gees Ilaa Gees.
 
Waxaan Ciidankii uhoreeyay ee Qaranka Lagu asaasay shan boqol oo askari siduu sheegay Wariye Axmed Siciid Cige oo Maalintaas asaaska Ciidanka kamid ahaa ragii garoonka Hargeysa joogay.
 
Madaxweyne Marxuum Cigaal, Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Faarax Iyo Mujaahid Cabdiraxmaan Awcali oo isagu nool Xusaska Ciidanka Qaranka ee la sameeyo laguma xuso lamana soo hadal qaado ragaas bud dhiga u ahaa asaaska Ciidanka Qaranka iyo Sal udhigida nabad galiyada Somaliland aduunyada taariikhda Waa la Ilaaliyaa cidkasta oo qarankan dun irbad ugalisayna Waa la Xusaa.
markaa waxan leeyahay”Caano La Ogayahay Ninkii Lisay Nin Kastaaba Ha Cabo”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews