berberatoday.com
“Mashruuca Ayaxa Waxa Inaga Caawisa Haayada(FAO)Waxa Ka Shaqeeya 16 Gaadhi Oo Caawimo Ah Iyo 32 Shaqaale Ah, Qofkiiba Qaato 900$”W/Q Maxamed Dhamme
February 1, 2022 - Written by admin
“Mashruuca Ayaxa waxa innaga caawisa (FAO) waxa ka shaqeeya 16 gaadhi oo caawimo ah iyo 32 shaqaale ah, qofkii wuxuu qaataa 900$ mar kastoo hawlgal la sameeyo, FAO waxay ugu talo gashay shaqaalaha qof kasta 2000$ waxaana dhexda ku luma 1100$ waana lacagta Wasiirkii hore hantidhawrku baadhistiisa ku jiro ee aan weli la caddayn, diyaaradaha waxa Somaliland ka shaqeeya 5 diyaaradood, 2 Putland ayaa laga soo wareejiyay amni ahaan 1 kalena Guriceel amni ahaan looga soo wareejiyay, 2 diyaradoodba maalin ayay duulaan oo deegaan ahaan ma dhaafaan Burco, waxa ka shaqeey duulimaadkii 2 qof oo sunta qoosha 2 duuliye, waxay qaataan duulimaadkii 900$.
Buufinta Ayaxa Xukuumaddu wax qabakda ku darsatay waxa ka caawisay Somaliland, Somalia iyo Putland Ha’ayadda qaramada midoobay ee (FAO) ha’ayadda caalamiga ah ayaa innaga caawisay shaqaalaha, qarashka gaadiidka iyo sunta lagu buufiyay Ayaxa Xukuumaddu maxay ku darsatay? wax qabadku miyaanu ahayn mashaaricda laga maalgeliyo cashuurta? ma wax ah waxqabad caawimada Haayaduhu inoogu deeqaan ! Caawimadda talaalka COVID-19 isna ku dara waxqabadka oo ka dhiga mashruuc ay maalgelisay Xukuumaddu.”
WQ / xoghaya Arimaha Bulshada ee xisbiga waddani Maxamed Sadiiq Dhamme .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews