“Wadada Sharcigu Banaynayo Iyo Xeerku Haloo Maro Doorashada, Wixii Sharcigu Gooyana Ninwalba Haku Qanco” Ex Madaxwayne Riyaale.
February 3, 2022 - Written by admin
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Dhambaal Hambalyo ah Udiray Ciidanka Qaranka Xuska Sanad Guuradii 28aad Ee Aas Aaska Ciidanka Awgeed.
Paris(Berberatoday.com)-Madaxwaynihii Hore Ee Jamhuuriyada somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo ku sugan dalka faransiiska ayaa Dhambaal hambalyo ah udiray ciidamada qaranka somaliland Munaasibada xuska sanadguuradii 28aad ee aas aaska ciidanka qaranka awgeed. Isagoo ka hadlay marxaladihii ay soo mareen dhismaha ciidamada qaranka iyo waxyaabihii uu hirgaliyay ee dhismaha ciidanka mudadii uu xilka hayay.
