berberatoday.com
Shil Gaadhi Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Ah. G
February 4, 2022 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Alle haw naxariistee hal Nin ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay xaafada Jameecada ee kantaroolka Bari ee magaalada Gabiley.

Qofka dhintay ayaa ahaa darawalkii waday gaadhigaas. Gaadhiga shilka galay ayaa ahaa gaadhi Ambulance ah gaar ahaan nooca loo yaqaan Noah, sida la sheegayna waxaa waday darawalka oo kaliya.

 

Ciidanka Dab-demiska Gobolka Gabiley ayaa ka hawlgalay hawlgalkan waxaanay gurmad u fidiyeen , isla markaasna gaadheen goobtii shilku ka dhacay.

Gaadhigan Ambalaaska ayaa waxaa lahayd Sixa Ambulances.

Dhanka kale ciidanka taraafida gabiley ayaa ka hadlay shilkan iyagoo fariin udiray wadayaasha gaadiidka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews