Dab Ka Kacay Guri Jiingad Ah Oo Ku Yaala Magaalada Boorama Oo Sababay Dhimashada 3 Caruur ah Oo Walaalo Ah Iyo Dhaawaca Laba kale.
February 6, 2022 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Alle Ha,Unaxariistee Sadex caruura oo walaalo ah ayaa ku dhintay, halkamid kalena ku dhaawacmay dab ka kacay guri jiingada oo ku yaala agagaarka Madaarka Boorama ee degmada Sheekh Cismaan.
