berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Qoraa Jamaal Gobonimo Oo Ciidamo Dharcadi Xabsiga Utaxaabeen
February 6, 2022 - Written by admin
Ciidamo Dharcad Ah Ayaa Goordhaweyd Ka Xidhay Mukhaayada Daily_Dose Ee Hargeysa Qoraa Jamaal Ibraahim Maxamed(Jamaal Gobonimo)oo Hadiyo Jeer Ka Faalooda Xaaladaha Siyaasadeed ee Dalka Somaliland Soona Gudbiyay Warar Badan Oo Daah Saaranyahay Sidoo Kale Wuxu Odoros ka Bixiyay Dhacdooyinka Siyaasadeed Ee Soo Fool Leh.
Lama Sheegin Sababta Xadhigiisa Iyo Dambiga Loo Haysto.
Xadhiga Jamaal Gobonimo Waxa Xaqiijiyay Oo Pagekiisa Kaga Hadlay Kuna Cambaareeyay Cidkasta oo Xadhigaas Ka Dambaysa Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Cabdillahi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews