Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Oo Haayada WFP Ku Eedeeyay In Ay Qayb Ka Tahay Caqabadaha Hortaagan Wax Soo Saarka Beeralayda Dalka.
February 8, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo kamid ah mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay dhibaatooyinka haysta wax soo saarta beeralayda Somaliland isagoo xusay in ay dhibaatada haysata beeralayda dalka kamid yihiin biyo yaraan tamar dhaqaale.
