berberatoday.com
Warbixin Laga Diyaariyay Dhismaha Wadada Kalabaydh Iyo Wajaale Iyo Khasaare Nafeed Ee Ay Sababeen Isku Dhacyada Gaadiidku.
February 10, 2022 - Written by admin

Kalabaydh(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland aya adhawaan bilowday dhismaha jidka isku xidha kalabaydh iyo wajaale kaasi oo ay ka ah dhamaystira wadada berbera corridor oo ay maalgalinayso dawlada emaraadka carabtu.

Hadaba dhismaha wadada kalabaydh iyo wajaale oo hada socday islamarkaana laga ag sameeyay jid dhinac mara wadada dhismuhu ka socdo ayaa sobobay shilal gaadhi kaasi oo keenay khasaare iskugu jira dhimasho dhaawac iyadoo ay sobob utahay xawaaraha gaadiidku ay ku maraan jidka oo siigada ka kacda aanay is arkaynin baabuurta isma hor imanaysa markaana ay isku dhacaan.

 

Isku dhacyada gaadiid ukala gooshaya gabiley iyo wajaale ee jidka udhexeeya kalabaydh iyo wajaale ayaa waxaa sobobo gaadiidka oo aan isticmaalin calaamaha loo sameeyay goobaha ay ka go,an tahay iyo gooladaha ku yaala,xawaare dheeri oo ay ku socdaan iyo siigo badan oo ka kacda .

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews