Golaha Wakiilada Somalland Oo Gudi Usaaray Xeerka Caymiska Iyo Magacyada 11 Xildhibaan Ee Loo Magacaabay”Daawo Muuqaal
February 13, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Cabdirasaaq Khaliif ayaa gudi usaaray xeerka caymiska oo xildhibaanada soo jeediyeen in aan laga doodi gudidaasi oo dib eegis kusoo samayn doonta xeerka caymiska
Sidoo kale gudoomiyaha golaha ayaa shaaciyay magacyada 11xildhibaan oo uu usaaray dib u eegista xeerka caymiska.