Xubin Kamida Gudiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Iscasilay Iyo Sababta
February 13, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishaneer Cabdifataax Ibraahim Xasan oo ka mid ahaa toddobada xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa iska casilay xilkii xubinnimadii Guddida Doorashooyinka qaranka ee uu ka tirsanaa.
