berberatoday.com
Xisbiga Ucid Oo Soo Magacaabay Xubinta Umatalaysa Komishanka Doorashooyinka
February 14, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee  UCID ayaa  soo buuxiyay xubintii komishanka doorashooyinka oo dhawaan iska casilay xubnii hore xisbiga ugeeyay iyagoo usoo xulay Ibraahim Aadam Cali (Ibraahim Macalin), inuu ahaado Xubinta Xisbiga UCID ee komishanka doorashooyinka Qaranka,kadib markii uu is-casilay Cabdifataax Ibraahim Sheekh.

 

Xisbiga ayaa maanta u gudbiyay madaxweynaha xubinta cusub.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews